Ururka kubbadda cagta aduunka ee FIFA ayaa billaabay hindise wacyi-gelineed oo ka dhan ah cudurka dilaaga ah ee Covid-19, waxaana FIFA ay arrinkan ka kaashaneysaa ururka caafimaadka aduunka ee WHO iyo xiriirrada xubnaha ka ah FIFA.
War aan wanaagsanayn ayaa kasoo yeeray dalka Yemen halkaas oo uu maanta kiu geeriyooday cayaaryahankii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo naadiga Horseed, Saciid Ducaale.
Guddoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa maanta mar kale loo magacaabay xubin guddiga fulinta xiriirka kubbadda Cagta qaarada Africa ee CAF.
waxaa si rasmi ah uga furmay hotel0ka The Ritz-Carlton ee magaalada Jedda ee boqortooyada sacuudiga,shirka 26-aad ee golaha guud ee Xirirka kubadda cagta wadamada Carabta.
Cayaartoyda qaranka ee da'doodu ka yartahay 17-ka sano oo xalay gaaray dalka Itoobiya ayaa maanta la marsiiyay SCAN-ka MRI ee lagu xaqiijinayo in ay yihiin da'da saxda ah ee tartanka ka qeyb geli karta ka hor inta aanay usii gudbin dalka Algeria halkaas oo mar labaad baaritaan kama dambeys ah…