Wararka

Wednesday November 13, 2013 - 16:06:49
Visits: 2569
0 Comments
Super Admin
Xoghayaha Guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa maanta u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galaya shir weynaha Guddiga fulinta ee ururka kubada Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA , sidaasi waxaa lagu sheegay war saxaafadeed…
Tuesday November 12, 2013 - 01:18:50
Visits: 14236
0 Comments
Super Admin
Cayaar lagu tilmaamay in ay ahayd tii ugu adkeyd uguna xamasada badneyd tan iyo intii uu bilowday horyaalka dalka Soomaaliya ee NationLink Telecom Championship ayaa galabta garoonka Banaadir ku dhex martay naadiyada kala ah Elman iyo Banaadir waxaana naadiga Banaadir u suura gashay inay si xarraga leh…
Monday November 11, 2013 - 01:01:27
Visits: 4404
0 Comments
Super Admin
Iyadoo horyaalka kubada cagta dalka Soomaaliya uu si xiisa leh uga soconayo garoonka Stadium Banaadir ayaa maanta waxaa halkaa isku fara saaray naadiyada kala ah Jeenyo iyo Savana, waxaana kooxda Jeenyo ay 2-0 madaxa dhulka ugu dhigtay kooxda Savana.
Wednesday November 06, 2013 - 03:25:06
Visits: 3246
0 Comments
Super Admin
Naadiga Elman FC oo heysata Horyaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay koobka koobabka ee Supper Cup, kaddib markii ay rogoore yaal 5-4 ah kaga adkaadeen kooxda Banadir Sports Club, cayaar adag oo ka dhacday garoonka Stadium Banaadir.
Tuesday November 05, 2013 - 02:19:26
Visits: 3534
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn u cambaareeyay war uu dhawaan sii daayay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta dalka Kenya Sam Nyamweya oo shaaciyay wax uu ku sheegay 'Hindise nabadeed' loo marayo kubada cagta oo lagusoo bandhigayo tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika…
Sunday November 03, 2013 - 20:18:14
Visits: 3307
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta shaaciyay isku aadka horyaalka heerka 1-aad ee dalka oo lagu wado in uu ka furmo garoonka stadium Banaadir maalinta jimcaha ee taariikhduna ku beegan tahay 8-da bisha November 2013.
Saturday November 02, 2013 - 23:58:15
Visits: 4036
1 Comments
Super Admin
Macalinka 1-aad ee xulka Qaranka Soomaaliya Macalin Maxamed Cabdulle Farayare ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xulka qaranka Soomaaliya oo ka qeyb geli doona tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika oo ka dhici doona dalka Kenya inta u dhexeysa 27-ka November ilaa iyo 12-ka…
Friday November 01, 2013 - 20:43:22
Visits: 3485
0 Comments
Super Admin
Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran oo Soomaaliya loogu dhisayo xarun weyn oo xiriirku ku shaqeyn doono iyo garoonka…
Tuesday October 15, 2013 - 12:34:07
Visits: 2623
0 Comments
Super Admin
Injineerada ka shaqeynaya garoonka kubada cagta ee Stadium Banaadir ayaa saaka kusoo war geliyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta in dib u dhac koobani uu ku yimid shaqooyin ay damacsanaayeen in ay dhameystiraan ka hor kamaalinta khamiista ah taasina ay keeneyso in cayaarti Supper cup ay iyana…
Tuesday October 15, 2013 - 02:23:15
Visits: 814
0 Comments
Super Admin
Waaxda tartamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqday xiliga la qabanayo cayaarta koobka koobabka ee sanadka 2013-ka waxaana xiriirku shaaciyay in cayaartaasi ay ka dhici doonto garoonka Stadium Banaadir 17-ka bishan oo ku beegan Khamiista inasoo aadan.
Monday October 14, 2013 - 01:11:20
Visits: 2632
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah garoonka Stadium Banaadir uga furay garsooreyaasha heerka 1-aad iyo kuwa caalamiga ah ee kubada cagta dalka Soomaaliya, waxaana tababarkaas casharo ka bixinaya macalimiin dhawaan tababar heer caalami ah oo noociisu ahaa FIFA…
Sunday October 13, 2013 - 01:33:15
Visits: 2658
0 Comments
Super Admin
Sadex cayaartoy oo ka tirsan horyaalka heerka 3-aad ee dalka Soomaaliya ayaa labaka mida la ganaaxay midkiiba hal cayaar in uu ka maqnaan doono, halka cayaaryahanka kalana laba cayaarood laga ganaaxay kaddib markii ay galeen qaladaad ka dhan ah xeerka kubada cagta intii ay socotay cayaar tirsigeedu…
Saturday October 12, 2013 - 23:19:57
Visits: 2791
0 Comments
Super Admin
Iyadoo magaalada Perth ee galbeedka dalka Australia uu ka soconayo tartanka Perth World cup 2013 ayaa cayaartoyda ku cayaareysa magaca dalka Soomaaliya waxaa ay cayaarta ugu soo horeysa ee tartankan la yeelanayaan cayaartoy dalka Brazil, waxaana xulka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2009 ay ahaayeen xulka…
Friday October 11, 2013 - 00:52:57
Visits: 2836
0 Comments
Super Admin
Gabagabadii tababarka caalamiga ah ee FIFA u qabato macalimiinta garsooreyaasha ee loo yaqaano FIFA Futuro III Course ayaa Soomaaliya waxaa la siiyay kaalinta 1-aad kaddib markii Cali Maxamed Axmed oo ka socda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta la siiyay abaal marinta kaalinta 1-aad isagoo noqday…
Sunday October 06, 2013 - 19:58:10
Visits: 2427
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax saaray afar ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo laga ganaaxay dhamaan cayaaraha gudaha iyo dibada muddo hal sano ah oo ka bilaabaneysa maanta oo Axad ah bishuna tahay October 6, 2013.
Sunday October 06, 2013 - 01:47:20
Visits: 5651
0 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble ayaa socdaal howleed ku tagay garoonka kubada cagta Sadium Banaadir oo dhismihiisu heer gaba gabo ah marayo. Garoonka ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto tartanka horyaalka heerka 1-aad ee dalka oo naadiyada ka qeyb…