Xulka Wararka

Sunday June 23, 2013 - 22:37:12
Visits: 3391
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu rasmi ahaan furmayo horyaalka heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya sanadka 2013, waxaana hadalkaasi looga dhawaaqay kulan xarunta xiriirka ku dhex maray madaxda Xiriirka Soomaaliyeed iyo guddoomiye yaasha naadiyada Maanta.
Saturday August 24, 2013 - 00:39:04
Visits: 2784
1 Comments
Super Admin
Khabiirkii ka socday Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA Ulric Mathiot ayaa soo gaba gabeeyay muddo 10 maalmood ah oo uu joogay dalka Soomaaliya oo uu ka fuliyay tababarka noociisu yahay FIFA Grassroots Coaching Course" kaasoo qeyb ka ahaa hindisaha gudoomiyaha FIFA Joseph S Blatter ee "touch…
Sunday September 29, 2013 - 05:27:12
Visits: 3162
0 Comments
Super Admin
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ahna xubin ka tirsan guddiga FIFA beach soccer, isla markaana ah guddoomiyaha guddiga tartamada ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA Mr Cabdi Qani Saciid Carab ayaa FIFA u magacawday in uu maamulo cayaarta kama dambeysta ah…
Sunday October 06, 2013 - 01:47:20
Visits: 5651
0 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble ayaa socdaal howleed ku tagay garoonka kubada cagta Sadium Banaadir oo dhismihiisu heer gaba gabo ah marayo. Garoonka ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto tartanka horyaalka heerka 1-aad ee dalka oo naadiyada ka qeyb…
Friday November 01, 2013 - 20:43:22
Visits: 3485
0 Comments
Super Admin
Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran oo Soomaaliya loogu dhisayo xarun weyn oo xiriirku ku shaqeyn doono iyo garoonka…
Tuesday November 05, 2013 - 02:19:26
Visits: 3535
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn u cambaareeyay war uu dhawaan sii daayay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta dalka Kenya Sam Nyamweya oo shaaciyay wax uu ku sheegay 'Hindise nabadeed' loo marayo kubada cagta oo lagusoo bandhigayo tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika…
Wednesday November 20, 2013 - 02:00:26
Visits: 2595
0 Comments
Super Admin
Isagoo tix-raacaya ballan qaadkii uu sameeyay madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya ee ku aadanaa in uu dhiir-gelinayo kubada cagta Soomaaliya ayaa xoghayaha guud ee ururka kubada cagta bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA Mr. Nicholas Musonye wuxuu si weyn usoo dhaweeyay sida madaxweynaha…
Thursday September 15, 2016 - 16:53:11
Visits: 2645
0 Comments
Super Admin
Iyadoo uu si xiiso leh u soconayo tartanka kubada cagta dhalainyarada ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa galabta cayaar adag isku haleelay kooxaha Hoyga Xamar iyo Abuu Xaniifa waxaana intii cayaartaasi socotay ay labada dhinac isla dhaafi waayeen 1-1 oo ay dhibcaha ku kala qeybsadeen.