Wararka

Friday February 06, 2015 - 12:36:05
Visits: 9743
0 Comments
Super Admin
Naadiyada sida weyn ugu dagaallamayo ku guuleysiga horyaalka heerka Koowaad ee Nationlink Championship Saxafi iyo Banaadir S.Club, ayaa galabta waxaa ay kuwada ciyaareen garoonka banaadir ee magaalada Muqdisho, iyadoo labada dhinac ay muujiyeen kulan cayaareed aad u wanaagsan.
Monday February 02, 2015 - 18:20:55
Visits: 3382
0 Comments
Super Admin
Kulanka Jeenyo United iyo Elman FC oo ahaa mid taageerayaal badani aad u wada sugayeen ayaa galabta kusoo dhamaaday is mari waa 1-1 ah, inkastoo Elman ay goolka la hormartay qeybtii hore ee cayaarta.
Wednesday December 24, 2014 - 18:20:53
Visits: 3775
0 Comments
Super Admin
Dhowr maalmood kaddib markii ururka Kubada Cagta qaarada Afrika ee CAF uu u aqoonsaday Shaafici Muxuyadiin (ISLOW) kaalinta 1-aad agaasimeyaasha warfaafinta 54-ta dal ee xubnaha ka ah ururka Caf, ayaa xoghayaha guud ee CAF mudane Hicham El Amrani wuxuu Shaafici usoo magacaabay Tifaftiraha qeybta Englishka…
Saturday November 22, 2014 - 06:30:24
Visits: 3272
0 Comments
Super Admin
Madaxweynaha la doortay ee Midowga xiriirada kubada cagta ee wadamada carabta, (UAFA), Turki Bin Khalid Bin Faisal Al Saud, ayaa ku dhawaaqay marxalad cusub oo ku aadan wada shaqeyn uu la sameynayo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.
Sunday October 05, 2014 - 20:28:52
Visits: 2945
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu furmi doono horyaalka heerka 1-aad ee dalka ee Nation Link Telecom Championship oo ah tartan isboortiyeedka ugu shacbiyadda badan dalka. Waxaa sidoo kale shaaca laga qaaday xilliyada ay furmayaan horyaalada heerarka B iyo C ee xilli…
Tuesday September 02, 2014 - 18:12:22
Visits: 2859
0 Comments
Super Admin
Iyadoo xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubadacagta ay isagasoo daba dhacayaan dhambaalo hambalyo xambaarsan oo ka imaanaya madaxda kubada cagta caalamka oo dhan ayaa guddoomiye ku xigeenka ururka kubada cagta bariga iyo Bartamaha Africa ee CECAFA Mr. Lawrence Mulindwa waxaa uu maanta dhambaal…
Friday August 29, 2014 - 00:07:38
Visits: 6679
0 Comments
Super Admin
Talaabo qeyb ka ahayd meel marinta siyaasadaha FIFA iyo CAF ee ku aadan horumarinta iyo sare uqaadista tirada iyo tayada garsooreyaasha kubada cagta qaarada Afrika ayaa xiriirka kubada cagta Jabuuti waxaa uu tababar muddo todobaad ah soconayay usoo xiray 15 garsoore oo da'yar oo labo ka mid ah ay…