Koobka koobabka

Tartamada uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa ka mid ahKoobka Koobabka.

Koobka Kobabka waa mid ka duwan cayaaraha kale ee uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.

Koobka koobabka waxaa loo qabtaa labada kooxood ee ku kala guuleysta tartamada Koobka General Daa’uud iyo Horyaalka.

Kooxda ku guuleysata koobka koobabka waxaa loo aqoonsadaa in ay tahay kooxda ugu wanaagsan dalka oo dhan marka dhan kastaba laga eego.