Elman FC

Tuesday November 12, 2013 - 02:08:32
Visits: 3072
0 Comments
Super Admin
Laba ka mida cayaartoyda naadiga Horyaalka difaacanaya ee Elman FC ayaa qaatay calaamada Jaalaha loo yaqaano intii ay socotay cayaar aad u adag oo ay la yeesheen naadiga Banadir Sports Club 12-kii November 2013.
Wednesday January 01, 2014 - 13:47:15
Visits: 2646
0 Comments
Super Admin
Ilaa iyo 5 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horyaalka difaacanaya ee Elman FC ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga Jeenyo United 1-dii Janaayo 2014.
Monday January 06, 2014 - 00:28:25
Visits: 2229
0 Comments
Super Admin
Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Elman FC ayaa qaatay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Elman iyo Gaadiidka 6-dii Janaayo 2014.
Friday January 10, 2014 - 00:51:19
Visits: 2384
0 Comments
Super Admin
Hal cayaaryahan oo keliya ayaa laga ganaaxay naadiga horyaalka difaacanaya ee Elman intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Elman VS Savana 10-kii bishan janaayo 2014.
Thursday January 16, 2014 - 02:24:33
Visits: 2543
0 Comments
Super Admin
Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Elman FC ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Elman VS Heegan ee dhacday 16-kii bishan Janaayo 2014.
Friday January 24, 2014 - 02:11:47
Visits: 2715
0 Comments
Super Admin
Ilaa iyo 6 cayaartoy oo ka mida naadiga Elman FC ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar aad loogu lafa murxay oo dhex martay naadiyada Elman FC iyo Horseed 24-kii bishan Janaayo 2014-ka