Wararka

Thursday May 31, 2018 - 21:34:33
Visits: 862
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta wuxuu shaaca ka qaaday isku aadka koobka General Daa'uud ee xili cayaareedka 2018-ka. Koobka General Daa'uud ee sanadkan wuxuu bilaaban doonaa 4-ta bisha October, waxaana cayaarta ugu horeysa naadiga Jeenyo uu ka hor tagi doonaa naadiga ciidanka xooga dalka…
Thursday September 22, 2016 - 18:08:27
Visits: 1293
0 Comments
Super Admin
Iyadoo horyaalka dhaliyarada Soomaaliya uu si xiisa leh uga soconayo garoonka Jaamacadaha ayaa maanta waxaa halkaa isku fara saaray kooxaha kala ah Abu xaniifa iyo 21 November, waxaana kooxda Abu xaniifa ay 2-0 madaxa dhulka ugu dhigtay kooxda 21 November.
Thursday September 22, 2016 - 17:54:34
Visits: 957
0 Comments
Super Admin
kooxaha kubadda cagta ee Shariif qulateyn iyo Anadol ayaa galabta waxa ay kulan kooda ka dhacday garoonka jaamacadaha ee magaaladda Muqdisho. Kooxda Shariif qulateyn, ayaa u awoodd sheegatay dhigeeda anadol, iyadoo kulanka ku dhamaaday 3-0 oo guusha ay ku raacday shariif qulateyn.
Friday September 16, 2016 - 17:26:47
Visits: 1145
0 Comments
Super Admin
Sida caadiga ah tartanka dhalinyarada oo maalmaha khamiista iyo Jimcaha la dheelo lana qabto laba cayaarood ayaa cayaartii hore ee maanta oo jimco ah waxaa ay dhex martay kooxaha Banadir Zone iyo Raage Ugaas waxaana kooxda Banadir Zone ay ku adkaatay 3-0.
Thursday September 15, 2016 - 18:07:09
Visits: 1039
0 Comments
Super Admin
Cayaartii labaad ee tartanka dhalinyarada kubada cagta ee maanta la dheelay ayaa waxaa ku hardamay kooxaha Baarbe iyo Maxamuud Mire waxaana cayaartaasi ay kusoo idlaatay 2-0 oo ay guushu ku raacday kooxda Baarbe.