Tababarro

Wednesday March 10, 2010 - 21:01:18
Visits: 3097
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina waxaa maanta saxaafada u sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid carab oo hada ku sugan dalka Jabuuti.
Monday March 15, 2010 - 08:07:44
Visits: 2588
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo cayaarta kubada cagtu ay wali tahay tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu hir geliyay tababarkii labaad oo qeyb ka ah barnaamijka loogu magac daray Win in Africa with Africa oo Soomaaliya ay ka hesho FIFA,tababarkaas oo sabtidii ka furmay dalka…
Thursday March 18, 2010 - 14:52:12
Visits: 3093
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay laguna soo gabagabeynayay tababar maalmahanba dalka jabuuti uga socday 26 ka mida garsooreyaasha kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa habeenkii Arbacadu soo galeysay lagu qabtay hotelka Sheraton ee magaalada Jabuuti.
Friday March 01, 2013 - 19:25:49
Visits: 3196
0 Comments
Super Admin
Garsooreryaal ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo isugu jira heer caalami iyo heer qaran ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada jabuuti halkaas oo uu ka dhici doopno tatabar FIFA u qabaneyso garsooreyaasha Soomaaliyeed kaas oo noociisuna yahay FIFA MA course.
Sunday March 03, 2013 - 17:35:20
Visits: 3858
0 Comments
Super Admin
Tababar dhinaca garsoorka ah noociisuna yahay FIFA MA ayaa maanta magaalada Jabuuti uga furmay 28 garsoore oo ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waxaana tababarkani uu qeyb ka yahay dadaal si wada jir ah ay u sameynayaan ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed ee…
Thursday May 09, 2013 - 00:10:26
Visits: 3612
1 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa daqiiqado ka hor furay tababar caafimaadka Isboortiga ah oo socon doona muddo laba maalmood ah, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan arday ka socota jaamacadaha caafimaadka dalka, Ibsitaallada waaweyn iyo ururka bisha cas ee Soomaaliyeed, waxaana ujeedadu tahay in…