Banaadir

Banaadir waa gobolka ugu yar dalka Soomaaliya waxa uuna ka kooban yahay 16 degmo waana magaalo-madaxda dalka Soomaaliya. Banaadir waxaa waqooyi ka xiga gobolka Shabeellaha Dhexe xagga koonfur waxaa xiga Shabeellaha Hoose, dhanka barina waxaa ka xiga Badweynta Hindiya.
Recently added under this category