» Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta » SOMSOCOER.COM
 
 
Magaca  
Furaha
Ciyaaraha EuroSom oo xiligoodii soo dhawaaday!!
Qormadan waxaa la daabacay: Tue 02 Sep 2008 04: 13: 51 waxaana la aqriyay 1532 jeer
Waxaa sanad kasta la qabtaa ciyaaraha xagaaga EuroSom, hadaba ciyaaraha sanadkaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada Leicester ee wadanka Ingriiska..

ciyaarahas oo somali badan ay rajaynaayaan in ay noqon doonaan kuwo xiiso leh, oo dhalinyarada sportiska xiiseeya ee europe ku nool ay aad iyo aad ula dhici doonaan.

Hadaba dhalinyarada sportiska xiisaysa waxaan u sheegaynaa in website'ka GOOL24.COM ay si toos ah uga heli doonaan wixii akhbaar ah oo ku saabsan ciyaarahaas,oo waliba si toos ah aan ugu soo gudbin doono natiijooyinka ciyaaraha iyo waliba masawiro iyo Multimedia kale!.

 
MOST READ
LATEST NEWS