Xulka Wararka

Tababarayaasha k/cagta Soomaaliya oo koorso caalami ah loo furay

0 Visits: 1736 | Monday October 26, 2009 - 21:13:17
Ilaa iyo 30 macalin oo ka mida macalimiinta kubada cagta ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Jabuuti ee caasimada wadanka Jabuuti kaga furmay tababar heer caalami ah oo ay bixineyso hey'ada ugu sareysa kubada cagta aduunka ee FIFA.

Read More »

Ururinta Keyd taariikheedka garsoorka Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabay.

0 Visits: 1942 | Friday September 11, 2009 - 12:37:52
Waxaa la bilaabay ururinta keyd taariikheedka garoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa…

Read More »

Xiriirka Kubada Cagta oo afur iyo Suxuur ugu deeqay dhalinyaro Soomaaliyeed.

0 Visits: 1910 | Saturday August 22, 2009 - 20:15:26
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa afur iyo suxuur ugu deeqaqy dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku haray xaafadaha laga kala qaxay ee ku dhow xarunta xiriirka ee ku taala Xaafada Geed Jacayl ee degmada Wardhiigley.

Read More »

Min Caseeye iIaa xul qaran, Eeney waxuu arkaa mustaqbal wanaagan

0 Visits: 2260 | Saturday August 22, 2009 - 19:49:16
Magiciisa oo buuxa waa Aadan Xuseen Ibraahim, waxaana lagu naaneesaa Eeney, waxsaana uu ku dhashay degmada Waajid ee gobalka Bakool sanadku markuu ahaa 1993-kii, wax ehel ahna uma joogaan magaalada Muqdisho.

Read More »

Caddaay oo lagu daray liiska Cayaartoyda heerka 1-aad ee Man City

0 Visits: 2661 | Thursday August 20, 2009 - 17:23:50
Cayaaryahanka da'da yar ee Soomaaliyeed Cabdi Salaam Cabdul Qaadir Cadaay ayaa waxaa uu si rasmi ah ugasoo dhex muuqaday liiska cayaartoyda heerka 1-aad ee kooxda Manchester cityee dalka Ingriiska.

Read More »

W/Isboortiga oo booqday xulka 17 jirrada qaranka

0 Visits: 2097 | Tuesday August 04, 2009 - 17:24:52
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble ayaa saaka waabarigii booqasho dhiiri gelin ah ugu tagay xulka qaranka ee da'doodu ka hooseyso 17-ka sanadood oo haatan ku tababar qaadanaya dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen goobtoodii hore.

Read More »

Guddoomiye ku xigeenka GOS oo kormeeray xulka U-17-ka

0 Visits: 2549 | Monday August 03, 2009 - 14:57:08
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir.

Read More »

Xulka Under-17-ka oo qaxay

0 Visits: 1560 | Wednesday July 29, 2009 - 09:13:50
Iyadoo sababtu ay tahay fowdada iyo dagaalada ugu yaraan maalineyaasha noqday ee ka jira magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa cayaartoyda xulka qaranka U-17-ka ee kubada cagta dalka Soomaaliya waxaa ay ka qexeen xaruntii hore oo ay mudoo ku tababar qaadanayeen oo ah Stadium Banaadir oo ku taala degmada…

Read More »

Xulka U 17-ka oo kooxda Heegan kaga badiyay 3-2

0 Visits: 2520 | Monday July 20, 2009 - 12:42:23
Xuka Qaranka kubada cagta ee U 17 iyo kooxda Kubbada Cagta ee naadiga Heegan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay Sabtidii cayaar saaxiibtinimo ku yeeshay garoonka dugsiga sare ee Booliska waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay 3-2 oo ay guushu ku raaday xulka U 17.

Read More »

Ciyaaryahan Didier Drogba oo qorsheynaya inuu ka tago kooxda Chelsea.!!

0 Visits: 2019 | Monday September 01, 2008 - 16:48:27
Ciyaaryahanka caalamiga ah ee xulka qaranka wadanka Ivory Coast Didier Drogba ayaa lagu soo waramayaa inuu mustqbalkiisa ciyaareed ee kooxda Chelsea uusan fadhin...

Read More »