Dhacdooyinka

Thursday January 16, 2014 - 17:18:52
Visits: 4696
0 Comments
Super Admin
Garsoore hore oo heer Caalami Cabdiraxmaan Cabdi Cumar (Shuuriye) ayaa maanta oo khamiis ah shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo in uu isu badalo macalin dhanka garsoorka ah si uu gacan uga geysto wax barida dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay shaqda garsoorka kusoo biiraan, maadama uu haatan ka weynaaday…
Saturday January 18, 2014 - 13:27:10
Visits: 2884
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta soo saaray wareegtooyin kala duwan oo xambaarsan ganaax la dul dhigay mid ka mida naadiyada heerka 1-aad ee ka qeyb galaya horyaalka Nation Link Telecom championship, halka mid ka mida macalimiinta naadiyada iyo ciyaaryahan kale iyagana loodiray digniin.
Tuesday January 21, 2014 - 20:11:59
Visits: 2767
0 Comments
Super Admin
Iyadoo lugta hore ee horyaalka kubada cagta Soomaaliya ee Nation Link Telecom Championship lagu wado inay soo gabagabgowdo 4-ta bisha Febraayo ee sanadkan, qorshaha xiriirkuna uu yahay in si dhaqso ah lugta labaad u bilaabato ugu badbaan todobaad kaddib ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa…
Friday February 14, 2014 - 01:56:43
Visits: 3333
0 Comments
Super Admin
Iyadoo dalka Soomaaliya uu kasoo kabsanayo dagaalo sokeeye iyo fowdo muddo dheer ka jiray ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu ku guda jiraa diyaar garow ku aadan qabashada horyaalo heer degmo iyo heer gobal ah si la mida dalalka kale ee caalamka, waxaana talaabo qaban qaabadaasi ka mida…
Saturday April 12, 2014 - 01:23:27
Visits: 2745
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn usoo dhaweeyay sii deyntii ay ciidamada Kenya xabsiga kasii daayeen cayaaryahan ka tirsan xulka qaranka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 20-ka sano kaasoo la sii daayay xalay kaddib muddo laba habeen ah oo uu xirnaa.
Friday April 18, 2014 - 12:35:21
Visits: 3938
0 Comments
Super Admin
Sarkaal darajo sare leh oo ka socda Ururka kubada Cagta aduunka ee FIFA ayaa maanta dalka soo gaaray, waxaana ujeedada socdaalkiisu ay tahay in uu hogaamiyo tababar heer caalami ah oo FIFA u qabaneyso garsooreyaasha sare sare ee dalka oo ay ku jiraan kuwa heerka caalami.