Xulka Wararka

Friday March 01, 2013 - 19:25:49
Visits: 3195
0 Comments
Super Admin
Garsooreryaal ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta oo isugu jira heer caalami iyo heer qaran ayaa maanta oo jimco ah gaaray magaalada jabuuti halkaas oo uu ka dhici doopno tatabar FIFA u qabaneyso garsooreyaasha Soomaaliyeed kaas oo noociisuna yahay FIFA MA course.
Sunday March 03, 2013 - 17:35:20
Visits: 3856
0 Comments
Super Admin
Tababar dhinaca garsoorka ah noociisuna yahay FIFA MA ayaa maanta magaalada Jabuuti uga furmay 28 garsoore oo ka tirsan xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waxaana tababarkani uu qeyb ka yahay dadaal si wada jir ah ay u sameynayaan ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed ee…
Tuesday March 26, 2013 - 00:51:54
Visits: 3425
0 Comments
Super Admin
Xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed ayaa maanta furay tartanka xiddigaha kubada cagta dalka iyadoo cayaartii furitaankana ay kooxda ku cayaareysay magaca E-maal Nation Link oo ah barnaamij lacagaha la isugu xawilo teleefonka teleefonka dhexdiisa ay 3-2 kaga adkaatay kooxda ku cayaareysay magaca shirkada…
Friday April 19, 2013 - 06:36:16
Visits: 2635
0 Comments
Super Admin
Xilli cayaareedka 2013 ee horyaalka kubada Cagta dalka Soomaaliya ayaa qeyb ahaan bilowday iyadoo cayaartii furitaanka horyaalka heerka labaad ay dhacday maanta oo, halka horyaalka heerka koobaadna uu sugayo oo keliya marka ay FIFA soo dhamsytirto wajiga labaad ee dhismaha garoonka Stadium Banaadir,…
Tuesday April 23, 2013 - 13:57:05
Visits: 2748
0 Comments
Super Admin
Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah.
Monday April 29, 2013 - 17:01:12
Visits: 3173
0 Comments
Super Admin
Iyadoo horyaalka heerka labaad ee dalka Soomaaliya 2013 uu galay maalintii 5-aad ayaa naadiga Al Beder waxaa uu bar bar dhac 1-1 ah la galay naadiga AMB express/Badbaado oo sanadkii hore usoo dhacay heerka labaad kadib markii uu galay kaalinta ugu hooseysa horyaalkii heerka 1-aad 2012.
Thursday May 09, 2013 - 00:10:26
Visits: 3611
1 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa daqiiqado ka hor furay tababar caafimaadka Isboortiga ah oo socon doona muddo laba maalmood ah, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan arday ka socota jaamacadaha caafimaadka dalka, Ibsitaallada waaweyn iyo ururka bisha cas ee Soomaaliyeed, waxaana ujeedadu tahay in…