Dhacdooyinka

Sunday July 21, 2013 - 05:27:20
Visits: 3523
0 Comments
Super Admin
Xafiiska horumarinta garsoorka ee xiririka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa faafaahin ka bixiyay qaabka xiriirku ku qaato garsoore-yaasha cusub ee loo tababarayo in ay mustaqbal ku yeeshaan garsoorka kubada cagta dalka,waxaana uu xiriirku NGO-yo ku sugan magalada Muqdisho ugu baaqay in aanay dhalinyarada…
Saturday July 27, 2013 - 08:18:05
Visits: 2702
0 Comments
Super Admin
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii horyaalka dalka lagu cayaaro garoon heer caalami ah, isla markaana…
Monday July 29, 2013 - 03:06:17
Visits: 21557
0 Comments
Super Admin
Madaxwdeynaha Ururka kubada Cagta Qaarada Afrika Ciise Xayaatu ayaa qoraal tacsi ah soo gaarsiiyay guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble si uu dhambaalkiisa tacsida ah ugu soo gudbiyo dhamaan bahweynta kubada cagta dalka Soomaaliya geeridii naxdinta lahady…
Sunday September 29, 2013 - 05:27:12
Visits: 3165
0 Comments
Super Admin
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ahna xubin ka tirsan guddiga FIFA beach soccer, isla markaana ah guddoomiyaha guddiga tartamada ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA Mr Cabdi Qani Saciid Carab ayaa FIFA u magacawday in uu maamulo cayaarta kama dambeysta ah…
Sunday October 06, 2013 - 01:47:20
Visits: 5654
0 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble ayaa socdaal howleed ku tagay garoonka kubada cagta Sadium Banaadir oo dhismihiisu heer gaba gabo ah marayo. Garoonka ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto tartanka horyaalka heerka 1-aad ee dalka oo naadiyada ka qeyb…
Sunday October 06, 2013 - 19:58:10
Visits: 2429
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax saaray afar ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo laga ganaaxay dhamaan cayaaraha gudaha iyo dibada muddo hal sano ah oo ka bilaabaneysa maanta oo Axad ah bishuna tahay October 6, 2013.
Saturday October 12, 2013 - 23:19:57
Visits: 2793
0 Comments
Super Admin
Iyadoo magaalada Perth ee galbeedka dalka Australia uu ka soconayo tartanka Perth World cup 2013 ayaa cayaartoyda ku cayaareysa magaca dalka Soomaaliya waxaa ay cayaarta ugu soo horeysa ee tartankan la yeelanayaan cayaartoy dalka Brazil, waxaana xulka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2009 ay ahaayeen xulka…
Tuesday October 15, 2013 - 02:23:15
Visits: 818
0 Comments
Super Admin
Waaxda tartamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqday xiliga la qabanayo cayaarta koobka koobabka ee sanadka 2013-ka waxaana xiriirku shaaciyay in cayaartaasi ay ka dhici doonto garoonka Stadium Banaadir 17-ka bishan oo ku beegan Khamiista inasoo aadan.