Isku aadka koobka General Daa'uud oo lagu dhawaaqay Thursday May 31, 2018 - 21:34:33 Visits: 3175 0 Comments Wararka Super Admin Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta wuxuu shaaca ka qaaday isku aadka koobka General Daa'uud ee xili cayaareedka 2018-ka. Koobka General Daa'uud ee sanadkan wuxuu bilaaban doonaa 4-ta bisha October, waxaana cayaarta ugu horeysa naadiga Jeenyo uu ka hor tagi doonaa naadiga ciidanka xooga dalka… Continue Reading
Isku aadka Horyaalka Xiddigaha oo lasoo saaray Wednesday May 30, 2018 - 19:00:41 Visits: 2497 0 Comments Wararka Super Admin Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cata ayaa soo saaray isku aadka horyaalka xiddigaha oo ah tartan cusub oo lagusoo kordhiyay tartamada dalka. Tartankan ayaa furmi doona bisha July ee sanadkan. Continue Reading
Guddoomiyaha iyo Xoghayaha X/S/K/Cagta oo Nigeria uga qeyb galaya Shir madexeedka FIFA Sunday February 18, 2018 - 19:32:59 Visits: 2408 0 Comments Wararka Super Admin Wafdi heer sare ah oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa oo uu hogaaminayo guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab ayaa gaaray dalka Nigeria ka hor shir madexeedka FIFA ee ka dhacaya magaalada Lagos. Continue Reading
Guddoomiyaha X/S/K/Cagta oo u socdaalay xarunta FIFA Tuesday February 06, 2018 - 01:43:58 Visits: 2444 0 Comments Wararka Super Admin Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cabdiqani Saciid Carab, ayaa u ambabaxay magaalada Zurich, ee dalka Switzerland, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shir ay yeelanayaan xubnaha ku jira guddiga FIFA. Continue Reading
Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay Tuesday December 05, 2017 - 11:41:04 Visits: 2043 0 Comments Wararka Super Admin Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta. Continue Reading
Wasiirada Isboortiga oo kormeertay Garoonka Banaadir Sunday December 03, 2017 - 17:24:47 Visits: 2230 0 Comments Wararka Super Admin Wasiirada Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta soo kormeertay garoonka kubada Cagta Stadium Banaadir ka hor furitaanka cayaaraha kubada cagta maamul gobaleedyada dalka. Continue Reading
Wasiirada Isboortiga oo guddoomiyaha xiriirka ugu hambalyeysay guusha uu ka gaaray CECAFA Saturday December 02, 2017 - 18:32:47 Visits: 2114 0 Comments Wararka Super Admin Wasiirada Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa hambalyo u dirtay guddoomiye Cabdiqani Saciid carab guusha uu mar kale dalka Soomaaliya usoo hooyay. Continue Reading
Wasaarada Isboortiga oo dhul ugu deeqday Xiriirka Kubada Cagta Monday September 25, 2017 - 18:56:24 Visits: 2633 0 Comments Wararka Super Admin Wasiiradda Isboortiga Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya wasaaraddeeda isboortigu ay dhul ugu deeqday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta. Continue Reading
Mustafa: Horyaalka Kubada Cagta Puntland natiijo wanaagsan ayuu dhalay Saturday September 23, 2017 - 19:04:17 Visits: 2250 0 Comments Wararka Super Admin Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan, ayaa sheegay in kubada cagta gobalkiisa uu ku yimid is badal weyn, ayna korortay tirada iyo tayada cayaartoyda kubada cagta ee Puntland. Continue Reading
Soomaaliya oo xustay Maalinta Nabada Aduunka Thursday September 21, 2017 - 23:47:52 Visits: 2148 0 Comments Wararka Super Admin Soomaaliya ayaa u dabaal degtay maanlinta caalamiga ah ee nabada Adduunka, waxaana lagu maamuusay cayaar kubada cagta ah. Continue Reading