kaddib markii todobaadkii hore uu xilka tababarenimo ee kooxda LA Galaxy ee wadanka Mareykanka uu ka degay tababarihii hore ee kooxda Ruud Gullit ayaa taageerayaasha kooxda La Galaxy waxay si aan caadi aheyn is kugu raaceen in...
Khabiirkii hore ee K/cagta, laacibkii wadanka Brazil Pelel oo ku sugan wadanka China ee ay ka socdaan ciyaaraha Olombikada caalamka ayaa sheegay in laacibka da'da yar ee wadanka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi uu yahay ciyaaryahanka caalamka ugu fiican "best player in the world",
Sida uu ku soo waramayo saxafiga la yiraahdo Ian Ferris, tababaraha xulka qaranka wadanka Turkey Fatih Terim ayaa go'aan ku gaaray in uu xulkiisa wadanka Turkey uu sii leyliyo labada sano ee soo socota...
Kooxda K/cagta ee Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u tahay in ay la saxiixato ruug cadaaga caanka ah laacibkii hore ee wadanka Brazil ee Ronaldo..