Wararka

Saturday January 31, 2009 - 12:38:48
Visits: 2267
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Dadka reer South Afrika ayaa aad ugu kalsooni qaba in dalkoodu uu si guul ah ku marti gelin karayo koobka kubada cagta aduunka ee 2010-ka loo qorsheeyay in uu dalkaasi ka dhoco,inkastoo uu jiro walaac aad u xoogan oo laga qabo dambiyo mararka qaar dalkaa ka dhaca oo gaangistaradu ay geystaan.
Monday January 26, 2009 - 21:51:19
Visits: 2537
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Boqolaal ka mida dhalnyarada kubada cagta cayaarta iyo taageerayaal careysan ayaa dab qabadsiiyay oo bur buriyay sandaqado laga dhex dhisay garoon kubada cagta lagu cayaaro oo ku yaala magaalada dekeda leh ee kismaayo labadii maalmood ee lasoo dhaafay,sida dadka deegaanka iyo goob joogayaal ay inoo…
Thursday January 15, 2009 - 21:34:49
Visits: 3621
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Kadib muddo 2 sanadood ah oo ay ciidamo Itoobiyaan ahi daganaayeen ayaa wafdi ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu maanta oo khamiis ah booqday garoonka ugu weyn ee kubada cagta Dalka Soomaaliya ee Stadium Muqdisho taas oo ka dambeysay kadib markii ay ciidamada Itoobiyaanku isaga…
Saturday December 27, 2008 - 21:15:27
Visits: 2396
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Qoraal saxaafadeed maanta kasoo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu diray guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaana bah-weynta Isbooriga dalka oo looga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee 26-kii bishan ku timid macalimiintii kubada koleyga Soomaaliyeed Cumar…