Wararka

Sunday May 03, 2009 - 21:24:45
Visits: 3015
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Axmed Nuur H Cabdulle oo war saxaafadeed uu soo saaray loo qeybiyay warbaahinta isboortiga ayaa sheegay in mid ka mida website-yada Soomaaliyeed uu warbixin been abuur ah ka qoray kulan qado sharaf ahaa oo magaalada Nairobi ay dhawaan ku yeesheen…
Saturday May 02, 2009 - 21:30:39
Visits: 2848
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Maanta ayaa xarunta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa ka qabsoomay shir bileedkii xiriirka ee sida caadadu ahady bilowga bil kasta la qaban jiray waxaana shirkaasi oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha xiriirka Siciid Maxamuud Nuur Mugaabe lagu qaatay go'aamo dhaxal gal ah.
Tuesday March 03, 2009 - 11:40:38
Visits: 2961
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa bilaabay daba yaaqadii todobaadkii tagay tababar kubada cagta ah oo ay qaadanayaan dhalinyaro da'doodu u dhexeyo 14-16 jirro, taas oo qeyb ka ah qorshe sanadkeedka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta si loosoo saaro dhalinyaro ku wangasan kubada cagta oo…
Sunday February 01, 2009 - 17:24:42
Visits: 2977
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Madaxwedynaha cusub ee jamhuuriyadda Soomaaliya sheekh shariif Sheekh Axmed ayaa ka cosdaday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta in uu kala shaqeeyo nabadeynta iyo is dhexgalka bulshda iyadoo dhinaca cayaaraha kubada cagta loo marayo.