Dhacdooyinka

Tuesday June 11, 2013 - 16:55:01
Visits: 3014
0 Comments
Super Admin
Guddiga Dihsibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax laba dhinac ay dul-dhigay Cayaaryahanka la yiraahdo Nuur Ibraahim Cali oo ka cayaara horyaalka heerka 2-aad ee dalka Soomaaliya una safta Naadiga Dahabshiil Nambarka 2-aadna u xirta kaddib markii uu ku kacay falal ka dhan ah…
Thursday June 13, 2013 - 20:33:20
Visits: 2781
0 Comments
Super Admin
Xafiiska xoghayaha guud ee ururka kubada cagta bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA Mr. Nicholas Musonye ayaa is badal ku sameeyay jadwalkii tartanka Cecafa Kagame Club Cup oo horay loo soo saaray, waxaana tani ay kusoo beegmeysaa iyadoo maalmo ay ka harsan yihiin tartanka oo lagu wado in uu furmo…
Sunday June 16, 2013 - 17:26:02
Visits: 2508
0 Comments
Super Admin
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado in maalinta Salaasada ah ee inasoo aadan uu ka furmo gobolada waqooyiga Darfur iyo Koofurta Gordofan ee dalka Sudan ayaa garsooreyaasha lagu wado in ay cayaaraha dhex dhexaadiyaan waxaa laga qaaday imtixaanka awooda jirka si loo hubiyo in ay tartanka…
Tuesday June 18, 2013 - 00:29:27
Visits: 2734
0 Comments
Super Admin
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish Xaaji yabarow ayaa daqiiqado ka hor loo magacaabay in uu dhex dhexaadiye ka noqdo cayaarta furitaanka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo barri ka furmaya gobalka South Gordofan ee dalka Sudan. Garsooraha iyo caawiyeyaashiisa ayaa galabta lagu…
Sunday June 23, 2013 - 22:37:12
Visits: 3396
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu rasmi ahaan furmayo horyaalka heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya sanadka 2013, waxaana hadalkaasi looga dhawaaqay kulan xarunta xiriirka ku dhex maray madaxda Xiriirka Soomaaliyeed iyo guddoomiye yaasha naadiyada Maanta.
Tuesday June 25, 2013 - 21:10:20
Visits: 2494
0 Comments
Super Admin
Tartanka Cecafa Kagame club cup ee ka soconaya deegaanada dagaaladu halakeeyeen ee waqooyiga Darfur iyo koofurta Gordofan ayaa soo gaaray rubuc dhamaadkiisii waxaana 8-da kooxood ee usoo baxay ka mida kooxda dalka aanu walaalaha nahay ee Jabuuti ka socota ee Ports FC.