Xulka Wararka

Soomaaliya oo dib ugusoo laabatay maamulka sare ee Tartamada FIFA

0 Visits: 1318 | Friday September 13, 2013 - 09:49:41
Markii ugu horeysay muddo ku dhawaad 10 sanadood ah ayaa masuul sare oo ka socda xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu ka mid noqday masuuliyinta maamuli doona cayaaraha koobka aduunka ee FIFA beach soccer world cup ee bishan 18-keeda ka furmi doona dalka Tahiti, waxaana tani ay tusaale weyn…

Read More »

Khabiirkii FIFA oo dalka ka dhoofay

1 Visits: 1156 | Saturday August 24, 2013 - 00:39:04
Khabiirkii ka socday Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA Ulric Mathiot ayaa soo gaba gabeeyay muddo 10 maalmood ah oo uu joogay dalka Soomaaliya oo uu ka fuliyay tababarka noociisu yahay FIFA Grassroots Coaching Course" kaasoo qeyb ka ahaa hindisaha gudoomiyaha FIFA Joseph S Blatter ee "touch…

Read More »

Wasiirada Adeega Bulshada oo la siiyay Abaalmarinta FIFA Fair Play

0 Visits: 4503 | Thursday August 15, 2013 - 21:51:25
Wasiirada horumarinta adeega Bulshada Drs Maryan Qaasim ayaa ku amaantay talaabada ururuka FIFA uu koosrooyinkiisa Soomaaliya ugusoo raray dalka Gudihiisa, iyadoo xustay in dowlada Soomaaliyeed ay ahmiyad weyn siineyso horumarinta kubada cagta dalka oo ay sheegtay in kubada cagtu ay tahay xiriirka keliya…

Read More »

Guddoomiyaha SFF oo shacbaka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada 1-da July

0 Visits: 990 | Monday July 01, 2013 - 04:22:10
Iyadoo dhamaan umada Soomaaliyeed ee caalamka daafihiisa ku kala sugan ay maanta u dabaal dagayaan maalinta qiimaha badan ee madax banaanida Soomaaliya 1-da July oo maanta ku beegan, ayaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble waxaa uu shacbka Soomaaliyeed…

Read More »

Horyaalka A oo furmaya 5-ta September

0 Visits: 1551 | Sunday June 23, 2013 - 22:37:12
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu rasmi ahaan furmayo horyaalka heerka 1-aad ee dalka Soomaaliya sanadka 2013, waxaana hadalkaasi looga dhawaaqay kulan xarunta xiriirka ku dhex maray madaxda Xiriirka Soomaaliyeed iyo guddoomiye yaasha naadiyada Maanta.

Read More »

Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo London Qado Sharaf ugu sameeyay guddoomiyaha Jabuuti

0 Visits: 1074 | Sunday May 26, 2013 - 20:50:51
Wakiilka xaga maamulka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta u fadhiya dalka Ingiriiska ahna guddoomiyaha ururka White Star Association Dr Cabdi Colaad Raage ayaa hogaamiyay munaasabad qado sharaf ah oo lagu sagootinayay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta dalka aanu walaalaha nahay ee Jabuuti ahna…

Read More »

Tababar caafimaadka Sport-ga ah oo furmay

0 Visits: 1338 | Thursday May 09, 2013 - 00:10:26
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa daqiiqado ka hor furay tababar caafimaadka Isboortiga ah oo socon doona muddo laba maalmood ah, kaasoo ay ka qeyb qaadanayaan arday ka socota jaamacadaha caafimaadka dalka, Ibsitaallada waaweyn iyo ururka bisha cas ee Soomaaliyeed, waxaana ujeedadu tahay in…

Read More »

Horyaalka B: Al-beder 1 AMB Express 1

0 Visits: 1368 | Monday April 29, 2013 - 17:01:12
Iyadoo horyaalka heerka labaad ee dalka Soomaaliya 2013 uu galay maalintii 5-aad ayaa naadiga Al Beder waxaa uu bar bar dhac 1-1 ah la galay naadiga AMB express/Badbaado oo sanadkii hore usoo dhacay heerka labaad kadib markii uu galay kaalinta ugu hooseysa horyaalkii heerka 1-aad 2012.

Read More »

Macalin la ganaaxay digniin culusna loo diray.

0 Visits: 966 | Tuesday April 23, 2013 - 13:57:05
Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah.

Read More »

Xilli cayaareedka 2013 oo bilowday

0 Visits: 1058 | Friday April 19, 2013 - 06:36:16
Xilli cayaareedka 2013 ee horyaalka kubada Cagta dalka Soomaaliya ayaa qeyb ahaan bilowday iyadoo cayaartii furitaanka horyaalka heerka labaad ay dhacday maanta oo, halka horyaalka heerka koobaadna uu sugayo oo keliya marka ay FIFA soo dhamsytirto wajiga labaad ee dhismaha garoonka Stadium Banaadir,…

Read More »