Soomaaliya oo xustay Maalinta Nabada Aduunka Thursday September 21, 2017 - 23:47:52 Visits: 2149 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Soomaaliya ayaa u dabaal degtay maanlinta caalamiga ah ee nabada Adduunka, waxaana lagu maamuusay cayaar kubada cagta ah. Continue Reading
Mustafa: Horyaalka Kubada Cagta Puntland natiijo wanaagsan ayuu dhalay Saturday September 23, 2017 - 19:04:17 Visits: 2253 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland Mustafa Cabdiraxmaan Xasan, ayaa sheegay in kubada cagta gobalkiisa uu ku yimid is badal weyn, ayna korortay tirada iyo tayada cayaartoyda kubada cagta ee Puntland. Continue Reading
Wasaarada Isboortiga oo dhul ugu deeqday Xiriirka Kubada Cagta Monday September 25, 2017 - 18:56:24 Visits: 2636 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Wasiiradda Isboortiga Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya wasaaraddeeda isboortigu ay dhul ugu deeqday xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta. Continue Reading
Wasiirada Isboortiga oo guddoomiyaha xiriirka ugu hambalyeysay guusha uu ka gaaray CECAFA Saturday December 02, 2017 - 18:32:47 Visits: 2115 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Wasiirada Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa hambalyo u dirtay guddoomiye Cabdiqani Saciid carab guusha uu mar kale dalka Soomaaliya usoo hooyay. Continue Reading
Wasiirada Isboortiga oo kormeertay Garoonka Banaadir Sunday December 03, 2017 - 17:24:47 Visits: 2231 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Wasiirada Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta soo kormeertay garoonka kubada Cagta Stadium Banaadir ka hor furitaanka cayaaraha kubada cagta maamul gobaleedyada dalka. Continue Reading
Isku aadka cayaaraha kubada Cagta maamul gobaleedyada oo la shaaciyay Tuesday December 05, 2017 - 11:41:04 Visits: 2046 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Waxaa shaaca laga qaaday isku aadka tartanka kubada Cagta maamul gobaleedyada dalka Soomaaliya oo looga dhawaaqay munaasabad ay qabteen wasaarada Isboortiga dalka iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta. Continue Reading
Guddoomiyaha Kubada Cagta Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha FIFA Infantino oo sheegay in uu dhawaan imaanayo Soomaaliya. Tuesday October 02, 2018 - 10:48:26 Visits: 1857 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa madaxweynaha FIFA Gianni Infantino kula kulmay xarunta FIFA ee magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Continue Reading
Macalimiin iyo cayaartoy qurba-joog ah oo dalka imaanaya. Thursday October 04, 2018 - 10:27:30 Visits: 2948 1 Comments Dhacdooyinka Super Admin Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho soo gaari doona macalimiin dhinaca kubbadda cagta ah iyo cayaartoy Soomaali ah oo ka kala yimid wadamo ku yaala Yurub iyo waqooyiga Ameerika. Continue Reading
Xiririka kubbadda Cagta oo soo gabagabeeyay horyaalkii dhallinyarada Thursday December 27, 2018 - 20:46:20 Visits: 1858 1 Comments Dhacdooyinka Super Admin Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya ayaa si rasmi ah usoo xiray horyaalkii kubbadda cagta dhallinyarada oo sanadkii sadexaad oo xiriir ah la qabtay. Continue Reading
Dekedda oo ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ka hor kulanka Zamalek Wednesday August 14, 2019 - 13:51:41 Visits: 1050 0 Comments Dhacdooyinka Super Admin Kooxda kubbada Cagta Dekedda ee dalka Soomaaliya ayaa isu diyaarineysa kulankii ugu horeeyay ee CAF Champions League ee koox ka socota Soomaaliya ay cayaarto muddo 30 sanadood ah. Continue Reading