Wararka

Thursday January 16, 2014 - 17:18:52
Visits: 4704
0 Comments
Super Admin
Garsoore hore oo heer Caalami Cabdiraxmaan Cabdi Cumar (Shuuriye) ayaa maanta oo khamiis ah shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo in uu isu badalo macalin dhanka garsoorka ah si uu gacan uga geysto wax barida dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay shaqda garsoorka kusoo biiraan, maadama uu haatan ka weynaaday…
Tuesday January 14, 2014 - 13:22:41
Visits: 2876
1 Comments
Super Admin
Dhamnaan xubnaha bahweynta kubada cagta Soomaaliyeed iyo taageerayasha kubada cagta meel kastaoo ay joogaan waxaa ay tacsi tiiranayo leh u dirayaan guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble oo looga tacsiyadeynayo geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Walaalkiis…
Friday January 10, 2014 - 01:02:26
Visits: 2993
0 Comments
Super Admin
Elman ayaa goolka looga naxsaday, waxa uuna ahaa goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee xagaagan la iska dhaliyo horyaalka Soomaaliya, markii daqiiqadii labaad ee ciyaarta shabaqa Elman uu soo taabtay da'yarka kooxda Savaana una xirta lambarka 22-aad, Liibaan Yuusuf Xirsi ciyaarta oo bilow ah, sidaas…
Thursday January 09, 2014 - 01:16:29
Visits: 5619
0 Comments
Super Admin
Kooxda Banadir Sports Club oo ka mida kooxaha ugu ad adag dalka ayaa maanta hakisay Hankii Heegan hogaankana u qabatay horyaalka heerka 1-aad ee Nation Link Telecom Championship, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay Naadiga ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan cayaar ka dhacday garoonka Banadir Stadium.
Monday January 06, 2014 - 00:10:10
Visits: 6353
0 Comments
Super Admin
Dhamaan xubnaha bahweynta kubadacagta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa ay tacsi u dirayaan xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid Carab oo looga tacsiyadeynayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Adeerkiis Alle ha u naxariistee Maxamed Carab oo ku geeriyooday…
Saturday January 04, 2014 - 01:11:07
Visits: 2852
0 Comments
Super Admin
Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaciyay Liis dheer oo ay ku tixan yihiin garsooreyaasha cusub ee loo qaatay caalami sanadka 2014-ka waxaana liiskaas ugu jira Soomaaliya rag dhalin yaro ah, iyadoona meesha laga saaray ragii hore ee odayada noqday sida liiska ku cad.
Sunday December 29, 2013 - 16:00:17
Visits: 4056
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee 'Nation Link Telecom Championship' uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha Janaayo ay tahay 1 sanadka 2014-ka, waxaya cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona…