Gudoomiye Ku xigeenka kowaad ee xiriirka kubadda cagta soomaaliya Cali Cabdi Maxamed ayaa xarunta xiriirka kubadda cagta Turkiga kulan kula qaatay guddoomiye xiriirka kubadda cagta turkiga Servet Yardimci iyagoo ka wada hadlay si iskaashi u yeelan lahayeen labadda xiriir, Waxaana lagu heshiiyey in lawada…