Tartanka Horyaalka

NB: Fadlan qeybta hoose u daadag hadii aad dooneysid in aad la socoto kala horeynta tartanka

Tartamada uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubaad Cagta waxaa ka mida tartanka caanka ah ee Horyaalka dalka. Tartankan horyaalka waa mid sanadkiiba mar uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaana ka qeyb gala dhamaanba 25-ka kooxood ee dalka Soomaaliya ka dhisan una diiwaangashan xiriirka.

Tartanka horyaalka waxaa ka qeybgala dhamaan koxoaha heerarka kala duwan sida heerka koobaad, kan labaad iyo heerka sadexad.

Kooxda qaada koobka horyaalka kooxaha heerka 1-aad waxaa ay xaq u yeelataa in ay kaqeyb gasho tartanka kooxaha horyaalada qaarada Afrika,halka kooxda kaalinta labaad ka gasha tartankan ay ka qeyb gasho tartanka kooxaha horyalada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha hooseeya tartankan kooxaha heerka koobaad ayaa dib ugu laabta heerka labaad sida sharciga kubada cagtu uu qabo.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha badan kooxaha heerka labaad ayaa loo dalacsiiyaa heerka koobaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna ay dib ugu laabtaan heerka sadexaad.

Kooxaha heerka sadexadna labada kooxood ee ugu sareeya waxaa ay u gudbaan heerka labaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna cayaaraha laga reebo muddo sanad ah.
Horyaalka Heerka 3-aad--2015-2016

Results

Date Team Results Team
20/09/2016 Jamhuuriya 1 : 4 Raadsan
21/09/2016 Jabir Bin Hayan 1 : 1 Albeder
21/09/2016 Gasco 2 : 3 Geeska Afrika
22/09/2016 O.F.C 2 : 2 Raadsan
23/09/2016 Jamhuuriya 1 : 1 Geeska Afrika
24/09/2016 Jabir Bin Hayan 1 : 2 Gasco
24/09/2016 Albeder 2 : 2 O.F.C
28/09/2016 Raadsan 1 : 3 Geeska Afrika
28/09/2016 Jamhuuriya 5 : 2 Jabir Bin Hayan
01/10/2016 O.F.C 0 : 1 Geeska Afrika
01/10/2016 Albeder 1 : 1 Gasco
02/10/2016 Raadsan 5 : 1 Jabir Bin Hayan
05/10/2016 Gasco 1 : 3 O.F.C
05/10/2016 Geeska Afrika 0 : 0 Jabir Bin Hayan
08/10/2016 Albeder 0 : 2 Jamhuuriya
08/10/2016 O.F.C 6 : 1 Jabir Bin Hayan
12/10/2016 Gasco 1 : 1 Jamhuuriya
12/10/2016 Albeder 2 : 2 Raadsan
15/10/2016 Gasco 3 : 2 Raadsan
15/10/2016 Jamhuuriya 1 : 2 O.F.C
16/10/2016 Geeska Afrika 0 : 1 Albeder
22/10/2016 Raadsan 1 : 5 Jamhuuriya
22/10/2016 Albeder 4 : 2 Jabir Bin Hayan
25/10/2016 Geeska Afrika 2 : 2 Gasco
25/10/2016 Raadsan 0 : 1 O.F.C
27/10/2016 Geeska Afrika 1 : 3 Jamhuuriya
29/10/2016 Gasco 3 : 1 Jabir Bin Hayan
29/10/2016 O.F.C 3 : 1 Albeder
30/10/2016 Geeska Afrika 0 : 1 Raadsan
31/10/2016 Jabir Bin Hayan 2 : 10 Jamhuuriya
31/10/2016 Gasco 1 : 1 Albeder
02/11/2016 Geeska Afrika 1 : 7 O.F.C
04/11/2016 O.F.C 2 : 1 Gasco
05/11/2016 Jabir Bin Hayan 3 : 7 Geeska Afrika
05/11/2016 Jamhuuriya 2 : 2 Albeder
07/11/2016 Jabir Bin Hayan 2 : 3 O.F.C
07/11/2016 Jamhuuriya 2 : 1 Gasco
08/11/2016 Raadsan 2 : 1 Albeder

Fixtures

Date Team Team
20/09/16 Jamhuuriya Versus Raadsan
21/09/16 Jabir Bin Hayan Versus Albeder
21/09/16 Gasco Versus Geeska Afrika
22/09/16 O.F.C Versus Raadsan
23/09/16 Jamhuuriya Versus Geeska Afrika
24/09/16 Albeder Versus O.F.C
24/09/16 Jabir Bin Hayan Versus Gasco
28/09/16 Raadsan Versus Geeska Afrika
28/09/16 Jamhuuriya Versus Jabir Bin Hayan
01/10/16 O.F.C Versus Geeska Afrika
01/10/16 Albeder Versus Gedo
02/10/16 Raadsan Versus Jabir Bin Hayan
05/10/16 Gasco Versus O.F.C
05/10/16 Geeska Afrika Versus Jabir Bin Hayan
08/10/16 Albeder Versus Jamhuuriya
08/10/16 O.F.C Versus Jabir Bin Hayan
12/10/16 Gasco Versus Jamhuuriya
12/10/16 Albeder Versus Raadsan
15/10/16 Gasco Versus Raadsan
15/10/16 Jamhuuriya Versus O.F.C
16/10/16 Geeska Afrika Versus Albeder
22/10/16 Raadsan Versus Jamhuuriya
22/10/16 Albeder Versus Jabir Bin Hayan
25/10/16 Geeska Afrika Versus Gasco
25/10/16 Raadsan Versus O.F.C
27/10/16 Geeska Afrika Versus Jamhuuriya
29/10/16 Gasco Versus Jabir Bin Hayan
29/10/16 O.F.C Versus Albeder
30/10/16 Geeska Afrika Versus Raadsan
31/10/16 Gasco Versus Albeder
31/10/16 Jabir Bin Hayan Versus Jamhuuriya
02/11/16 Geeska Afrika Versus O.F.C
04/11/16 O.F.C Versus Gasco
05/11/16 Jabir Bin Hayan Versus Geeska Afrika
05/11/16 Jamhuuriya Versus Albeder
07/11/16 Jabir Bin Hayan Versus O.F.C
07/11/16 Jamhuuriya Versus Gasco
08/11/16 Raadsan Versus Albeder

Standings

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 O.F.C 11 8 1 2 31 13 18 26
2 Jamhuuriya 11 6 2 3 33 17 16 21
3 Geeska Afrika 11 4 4 3 19 21 -2 15
4 Raadsan 10 4 4 2 20 19 1 14
5 Gasco 11 3 4 4 18 19 -1 13
6 Albeder 11 2 3 6 16 18 -2 12
7 Jabir Bin Hayan 11 0 9 2 16 46 -30 2