Tartanka Horyaalka

NB: Fadlan qeybta hoose u daadag hadii aad dooneysid in aad la socoto kala horeynta tartanka

Tartamada uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubaad Cagta waxaa ka mida tartanka caanka ah ee Horyaalka dalka. Tartankan horyaalka waa mid sanadkiiba mar uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaana ka qeyb gala dhamaanba 25-ka kooxood ee dalka Soomaaliya ka dhisan una diiwaangashan xiriirka.

Tartanka horyaalka waxaa ka qeybgala dhamaan koxoaha heerarka kala duwan sida heerka koobaad, kan labaad iyo heerka sadexad.

Kooxda qaada koobka horyaalka kooxaha heerka 1-aad waxaa ay xaq u yeelataa in ay kaqeyb gasho tartanka kooxaha horyaalada qaarada Afrika,halka kooxda kaalinta labaad ka gasha tartankan ay ka qeyb gasho tartanka kooxaha horyalada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha hooseeya tartankan kooxaha heerka koobaad ayaa dib ugu laabta heerka labaad sida sharciga kubada cagtu uu qabo.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha badan kooxaha heerka labaad ayaa loo dalacsiiyaa heerka koobaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna ay dib ugu laabtaan heerka sadexaad.

Kooxaha heerka sadexadna labada kooxood ee ugu sareeya waxaa ay u gudbaan heerka labaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna cayaaraha laga reebo muddo sanad ah.
HORYAALKA HEERKA LABAAD - 2014

Results

Date Team Results Team
10/10/2014 Waxool FC 1 : 0 O.F.C
13/10/2014 FC Mogadishu 1 : 1 Gantaalaha Afgooye
15/10/2014 FC Banadir 2 : 1
16/10/2014 Bariga Dhexe 4 : 0 Albeder
17/10/2014 Gantaalaha Afgooye 0 : 5 Waxool FC
20/10/2014 O.F.C 2 : 2
22/10/2014 FC Mogadishu 3 : 2 Albeder
23/10/2014 FC Banadir 2 : 6 Bariga Dhexe
24/10/2014 Waxool FC 3 : 1
27/10/2014 Gantaalaha Afgooye 2 : 1 Albeder
29/10/2014 O.F.C 3 : 4 Bariga Dhexe
30/10/2014 FC Mogadishu 2 : 1 FC Banadir
31/10/2014 Albeder 1 : 3 Waxool FC
03/11/2014 1 : 2 Bariga Dhexe
05/11/2014 Gantaalaha Afgooye 3 : 2 FC Banadir
06/11/2014 O.F.C 0 : 0 FC Mogadishu
07/11/2014 Waxool FC 5 : 3 Bariga Dhexe
10/11/2014 Albeder 2 : 5 FC Banadir
12/11/2014 0 : 2 FC Mogadishu
13/11/2014 Gantaalaha Afgooye 3 : 4 O.F.C
14/11/2014 FC Banadir 4 : 3 Waxool FC
17/11/2014 Bariga Dhexe 3 : 1 FC Mogadishu
19/11/2014 Albeder 0 : 2 O.F.C
20/11/2014 3 : 4 Gantaalaha Afgooye
21/11/2014 Waxool FC 3 : 3 FC Mogadishu
24/11/2014 FC Banadir 1 : 3 O.F.C
26/11/2014 Bariga Dhexe 2 : 1 Gantaalaha Afgooye
27/11/2014 Albeder 3 : 2
01/12/2014 O.F.C 1 : 3 Waxool FC
03/12/2014 Gantaalaha Afgooye 1 : 3 FC Mogadishu
04/12/2014 0 : 1 FC Banadir
05/12/2014 Albeder 5 : 7 Bariga Dhexe
08/12/2014 Waxool FC 1 : 1 Gantaalaha Afgooye
10/12/2014 1 : 3 O.F.C
11/12/2014 Albeder 0 : 2 FC Mogadishu
15/12/2014 Bariga Dhexe 3 : 3 FC Banadir
17/12/2014 3 : 1 Waxool FC
18/12/2014 Albeder 2 : 2 Gantaalaha Afgooye
24/12/2014 Bariga Dhexe 2 : 2 O.F.C
27/12/2014 FC Banadir 1 : 2 FC Mogadishu
28/12/2014 Waxool FC 2 : 1 Albeder
31/12/2014 Bariga Dhexe 2 : 2
03/01/2015 FC Banadir 2 : 1 Gantaalaha Afgooye
04/01/2015 FC Mogadishu 3 : 2 O.F.C
07/01/2015 Bariga Dhexe 1 : 3 Waxool FC
10/01/2015 FC Banadir 1 : 1 Albeder
11/01/2015 FC Mogadishu 1 : 1
14/01/2015 O.F.C 4 : 3 Gantaalaha Afgooye
17/01/2015 Waxool FC 1 : 2 FC Banadir
18/01/2015 FC Mogadishu 4 : 2 Bariga Dhexe
21/01/2015 O.F.C 1 : 2 Albeder
24/01/2015 Gantaalaha Afgooye 0 : 1
25/01/2015 FC Mogadishu 3 : 2 Waxool FC
28/01/2015 O.F.C 1 : 0 FC Banadir
31/01/2015 Gantaalaha Afgooye 2 : 2 Bariga Dhexe
01/02/2015 1 : 1 Albeder

Fixtures

Date Team Team
10/10/14 Waxool FC Versus O.F.C
13/10/14 FC Mogadishu Versus Gantaalaha Afgooye
15/10/14 FC Banadir Versus
16/10/14 Bariga Dhexe Versus Albeder
17/10/14 Gantaalaha Afgooye Versus Waxool FC
20/10/14 O.F.C Versus
22/10/14 FC Mogadishu Versus Albeder
23/10/14 FC Banadir Versus Bariga Dhexe
24/10/14 Waxool FC Versus
27/10/14 Gantaalaha Afgooye Versus Albeder
29/10/14 O.F.C Versus Bariga Dhexe
30/10/14 FC Mogadishu Versus FC Banadir
31/10/14 Albeder Versus Waxool FC
03/11/14 Versus Bariga Dhexe
05/11/14 Gantaalaha Afgooye Versus FC Banadir
06/11/14 O.F.C Versus FC Mogadishu
07/11/14 Waxool FC Versus Bariga Dhexe
10/11/14 Albeder Versus FC Banadir
12/11/14 Versus FC Mogadishu
13/11/14 Gantaalaha Afgooye Versus O.F.C
14/11/14 FC Banadir Versus Waxool FC
17/11/14 Bariga Dhexe Versus FC Mogadishu
19/11/14 Albeder Versus O.F.C
20/11/14 Versus Gantaalaha Afgooye
21/11/14 Waxool FC Versus FC Mogadishu
24/11/14 FC Banadir Versus O.F.C
26/11/14 Bariga Dhexe Versus Gantaalaha Afgooye
27/11/14 Albeder Versus
01/12/14 O.F.C Versus Waxool FC
03/12/14 Gantaalaha Afgooye Versus Midnimo
04/12/14 Versus FC Banadir
05/12/14 Albeder Versus Bariga Dhexe
08/12/14 Waxool FC Versus Gantaalaha Afgooye
10/12/14 Versus O.F.C
11/12/14 Albeder Versus FC Mogadishu
15/12/14 Bariga Dhexe Versus FC Banadir
17/12/14 Versus Waxool FC
18/12/14 Albeder Versus Gantaalaha Afgooye
24/12/14 Bariga Dhexe Versus O.F.C
27/12/14 FC Banadir Versus FC Mogadishu
28/12/14 Waxool FC Versus Albeder
31/12/14 Bariga Dhexe Versus
03/01/15 FC Banadir Versus Gantaalaha Afgooye
04/01/15 FC Mogadishu Versus O.F.C
07/01/15 Bariga Dhexe Versus Waxool FC
10/01/15 FC Banadir Versus Albeder
11/01/15 FC Mogadishu Versus
14/01/15 O.F.C Versus Gantaalaha Afgooye
17/01/15 Waxool FC Versus FC Banadir
18/01/15 FC Mogadishu Versus Bariga Dhexe
21/01/15 O.F.C Versus Albeder
24/01/15 Gantaalaha Afgooye Versus
25/01/15 FC Mogadishu Versus Waxool FC
28/01/15 O.F.C Versus FC Banadir
31/01/15 Gantaalaha Afgooye Versus Bariga Dhexe
01/02/15 Versus Albeder

Standings

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 FC Mogadishu 14 9 1 4 30 19 11 31
2 Waxool FC 14 8 4 2 36 24 12 26
3 Bariga Dhexe 14 7 3 4 43 34 9 25
4 O.F.C 14 6 5 3 28 25 3 21
5 FC Banadir 14 6 6 2 27 29 -2 20
6 Gantaalaha Afgooye 14 3 7 4 24 33 -9 13
7 14 2 8 4 19 27 -8 10
8 Albeder 14 2 9 3 21 37 -16 9