Tartanka Gobollada

Tartamada uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa ka mid ah:

Tartanka Goballlada

Tartanka goballada waa sanadle waxaana ka qeyb gala dhamaan 18-ka gobal ee uu dalka Soomaaliya ka koobnan yahay.

Gobalada waxaa loo kala qeybiyaa ilaa iyo 5 Zone oo zone-kiiba ay kasoo baxaan laba gobal,iyadoo kadibna 10-kaa gobal loo qabto tartanka kama dambeynta ah oo hadba lagu marti geliyo gobalkii buuxiya shuruudaha looga baahan yahay marti gelinta wareega ugu dambeysa.

Shuruudahaas waxaa ka mida amaanka,dhaqaalaha, hoteelada,farsamada iyo garoomada.

Tartanka Goballada - 2010

Results

Date Team Results Team
15/12/2010 Nugaal 1 : 0 Shabeelaha Hoose
16/12/2010 Mudug 1 : 1 Banaadir
16/12/2010 Sool 3 : 3 Gedo
17/12/2010 Bari 2 : 0 Jubada Dhexe
17/12/2010 Shabeelaha Dhexe 4 : 3 Bakool
18/12/2010 Sanaag 1 : 2 Galgaduud
18/12/2010 Jubada Hoose 3 : 3 Baay
19/12/2010 Banaadir 1 : 1 Sool
19/12/2010 Shabeelaha Hoose 2 : 3 Hiiraan
20/12/2010 Gedo 0 : 1 Mudug
20/12/2010 Bakool 0 : 4 Bari
21/12/2010 Jubada Dhexe 1 : 2 Shabeelaha Dhexe
21/12/2010 Baay 1 : 2 Sanaag
22/12/2010 Hiiraan 3 : 4 Nugaal
22/12/2010 Galgaduud 1 : 3 Jubada Hoose
23/12/2010 Sool 1 : 1 Mudug
23/12/2010 Banaadir 3 : 2 Gedo
24/12/2010 Bari 1 : 1 Shabeelaha Dhexe
24/12/2010 Bakool 5 : 1 Jubada Dhexe
25/12/2010 Baay 3 : 0 Galgaduud
25/12/2010 Sanaag 1 : 3 Jubada Hoose
26/12/2010 Banaadir 2 : 1 Hiiraan
26/12/2010 Nugaal 2 : 1 Mudug
27/12/2010 Bari 3 : 2 Baay
27/12/2010 Jubada Hoose 4 : 2 Shabeelaha Dhexe
28/12/2010 Nugaal 4 : 6 Banaadir
29/12/2010 Bari 3 : 1 Jubada Hoose
31/12/2010 Nugaal 3 : 1 Jubada Hoose
31/12/2010 Banaadir 1 : 0 Bari

Fixtures

Date Team Team
15/12/10 Nugaal Versus Shabeelaha Hoose
16/12/10 Mudug Versus Banaadir
16/12/10 Sool Versus Gedo
17/12/10 Bari Versus Jubada Dhexe
17/12/10 Shabeelaha Dhexe Versus Bakool
18/12/10 Sanaag Versus Galgaduud
18/12/10 Jubada Hoose Versus Baay
19/12/10 Banaadir Versus Sool
19/12/10 Shabeelaha Hoose Versus Hiiraan
20/12/10 Gedo Versus Mudug
20/12/10 Bakool Versus Bari
21/12/10 Jubada Dhexe Versus Shabeelaha Dhexe
21/12/10 Baay Versus Sanaag
22/12/10 Hiiraan Versus Nugaal
22/12/10 Galgaduud Versus Jubada Hoose
23/12/10 Sool Versus Mudug
23/12/10 Banaadir Versus Gedo
24/12/10 Bari Versus Shabeelaha Dhexe
24/12/10 Baay Versus Galgaduud
25/12/10 Baay Versus Galgaduud
25/12/10 Sanaag Versus Jubada Hoose
26/12/10 Banaadir Versus Hiiraan
26/12/10 Nugaal Versus Mudug
27/12/10 Bari Versus Baay
27/12/10 Jubada Hoose Versus Shabeelaha Dhexe
28/12/10 Nugaal Versus Banaadir
29/12/10 Bari Versus Jubada Hoose
31/12/10 Nugaal Versus Jubada Hoose
31/12/10 Bari Versus Banaadir

Standings

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Banaadir 6 4 0 2 14 9 5 14
2 Bari 6 4 1 1 13 5 8 13
3 Nugaal 5 4 1 0 14 11 3 12
4 Jubada Hoose 6 3 2 1 15 13 2 10
5 Shabeelaha Dhexe 4 2 1 1 9 9 0 7
6 Mudug 4 1 1 2 4 4 0 5
7 Baay 4 1 2 1 9 8 1 4
8 Sool 3 0 0 3 5 5 0 3
9 Hiiraan 3 1 2 0 7 8 -1 3
10 Bakool 3 1 2 0 8 9 -1 3
11 Sanaag 3 1 2 0 4 6 -2 3
12 Galgaduud 3 1 2 0 3 7 -4 3
13 Gedo 3 0 2 1 5 7 -2 1
14 Shabeelaha Hoose 2 0 2 0 2 4 -2 0
15 Jubada Dhexe 3 0 3 0 2 9 -7 0