Tartanka Horyaalka

NB: Fadlan qeybta hoose u daadag hadii aad dooneysid in aad la socoto kala horeynta tartanka

Tartamada uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubaad Cagta waxaa ka mida tartanka caanka ah ee Horyaalka dalka. Tartankan horyaalka waa mid sanadkiiba mar uu qabto Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaana ka qeyb gala dhamaanba 25-ka kooxood ee dalka Soomaaliya ka dhisan una diiwaangashan xiriirka.

Tartanka horyaalka waxaa ka qeybgala dhamaan koxoaha heerarka kala duwan sida heerka koobaad, kan labaad iyo heerka sadexad.

Kooxda qaada koobka horyaalka kooxaha heerka 1-aad waxaa ay xaq u yeelataa in ay kaqeyb gasho tartanka kooxaha horyaalada qaarada Afrika,halka kooxda kaalinta labaad ka gasha tartankan ay ka qeyb gasho tartanka kooxaha horyalada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha hooseeya tartankan kooxaha heerka koobaad ayaa dib ugu laabta heerka labaad sida sharciga kubada cagtu uu qabo.

Sidoo kale labada kooxood ee ugu dhibcaha badan kooxaha heerka labaad ayaa loo dalacsiiyaa heerka koobaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna ay dib ugu laabtaan heerka sadexaad.

Kooxaha heerka sadexadna labada kooxood ee ugu sareeya waxaa ay u gudbaan heerka labaad halka labada kooxood ee ugu dhibcaha yarna cayaaraha laga reebo muddo sanad ah.
Alert! You don't have any images assigned under this gallery yet...
Somali National league 2026-2017

Results

Date Team Results Team
18/11/2016 Heegan S.C 0 : 2 Elman FC
20/11/2016 Gaadiidka 2 : 2 Jeenyo FC
21/11/2016 Mogadishu United 1 : 3 Banadir S.C
22/11/2016 Bariga Dhexe 1 : 2 Dekedda
23/11/2016 Horseed S.C 2 : 1 Waxool FC
24/11/2016 Jeenyo FC 1 : 1 Heegan S.C
25/11/2016 Elman FC 1 : 2 Banadir S.C
26/11/2016 Gaadiidka 1 : 1 Dekedda
29/11/2016 Mogadishu United 1 : 4 Waxool FC
29/11/2016 Bariga Dhexe 1 : 1 Horseed S.C
13/02/2017 Heegan S.C 0 : 0 Banadir S.C
13/02/2017 Jeenyo FC 2 : 2 Dekedda
14/02/2017 Elman FC 5 : 2 Waxool FC
14/02/2017 Gaadiidka 1 : 1 Horseed S.C
16/02/2017 Dekedda 1 : 1 Heegan S.C
16/02/2017 Mogadishu United 0 : 2 Bariga Dhexe
17/02/2017 Jeenyo FC 1 : 0 Horseed S.C
17/02/2017 Banadir S.C 3 : 0 Waxool FC
20/02/2017 Elman FC 4 : 0 Bariga Dhexe
20/02/2017 Gaadiidka 7 : 0 Mogadishu United
21/02/2017 Heegan S.C 2 : 0 Waxool FC
21/02/2017 Dekedda 1 : 2 Horseed S.C
23/02/2017 Jeenyo FC 2 : 2 Mogadishu United
23/02/2017 Banadir S.C 5 : 1 Bariga Dhexe
24/02/2017 Horseed S.C 2 : 1 Heegan S.C
24/02/2017 Elman FC 3 : 1 Gaadiidka
27/02/2017 Waxool FC 0 : 1 Bariga Dhexe
27/02/2017 Dekedda 6 : 0 Mogadishu United
28/02/2017 Jeenyo FC 1 : 1 Elman FC
28/02/2017 Banadir S.C 2 : 1 Gaadiidka
02/03/2017 Horseed S.C 2 : 0 Mogadishu United
02/03/2017 Heegan S.C 1 : 2 Bariga Dhexe
03/03/2017 Waxool FC 0 : 4 Gaadiidka
03/03/2017 Dekedda 0 : 0 Elman FC
06/03/2017 Banadir S.C 2 : 2 Jeenyo FC
06/03/2017 Mogadishu United 1 : 2 Heegan S.C
07/03/2017 Bariga Dhexe 0 : 6 Gaadiidka
07/03/2017 Horseed S.C 1 : 1 Elman FC
09/03/2017 Dekedda 1 : 0 Banadir S.C
09/03/2017 Waxool FC 0 : 5 Jeenyo FC
10/03/2017 Mogadishu United 0 : 7 Elman FC
10/03/2017 Heegan S.C 1 : 0 Gaadiidka
13/03/2017 Bariga Dhexe 1 : 5 Jeenyo FC
13/03/2017 Horseed S.C 0 : 3 Banadir S.C
14/03/2017 Waxool FC 1 : 7 Dekedda
20/03/2017 Elman FC 0 : 0 Heegan S.C
20/03/2017 Jeenyo FC 1 : 1 Gaadiidka
21/03/2017 Banadir S.C 3 : 1 Mogadishu United
21/03/2017 Dekedda 3 : 0 Bariga Dhexe
23/03/2017 Waxool FC 0 : 0 Horseed S.C
24/03/2017 Dekedda 2 : 1 Gaadiidka
24/03/2017 Banadir S.C 0 : 1 Elman FC
27/03/2017 Waxool FC 1 : 2 Mogadishu United
27/03/2017 Horseed S.C 0 : 0 Bariga Dhexe
27/03/2017 Dekedda 4 : 0 Jeenyo FC
27/03/2017 Banadir S.C 0 : 1 Heegan S.C
30/03/2017 Waxool FC 0 : 2 Elman FC
30/03/2017 Horseed S.C 2 : 1 Gaadiidka

Fixtures

Date Team Team
18/11/16 Heegan S.C Versus Elman FC
20/11/16 Gaadiidka Versus Jeenyo FC
21/11/16 Mogadishu United Versus Banadir S.C
22/11/16 Bariga Dhexe Versus Dekedda
23/11/16 Horseed S.C Versus Waxool FC
24/11/16 Jeenyo FC Versus Heegan S.C
25/11/16 Elman FC Versus Banadir S.C
26/11/16 Gaadiidka Versus Dekedda
29/11/16 Mogadishu United Versus Waxool FC
29/11/16 Bariga Dhexe Versus Horseed S.C
13/02/17 Heegan S.C Versus Banadir S.C
13/02/17 Jeenyo FC Versus Dekedda
14/02/17 Elman FC Versus Sahafi FC
14/02/17 Gaadiidka Versus Horseed S.C
16/02/17 Dekedda Versus Heegan S.C
16/02/17 Mogadishu United Versus Bariga Dhexe
17/02/17 Jeenyo FC Versus Horseed S.C
17/02/17 Banadir S.C Versus Waxool FC
20/02/17 Elman FC Versus Bariga Dhexe
20/02/17 Gaadiidka Versus Mogadishu United
21/02/17 Heegan S.C Versus Waxool FC
21/02/17 Dekedda Versus Horseed S.C
23/02/17 Jeenyo FC Versus Mogadishu United
23/02/17 Banadir S.C Versus Bariga Dhexe
24/02/17 Horseed S.C Versus Heegan S.C
24/02/17 Elman FC Versus Gaadiidka
27/02/17 Waxool FC Versus Bariga Dhexe
27/02/17 Dekedda Versus Mogadishu United
28/02/17 Banadir S.C Versus Gaadiidka
28/02/17 Jeenyo FC Versus Elman FC
02/03/17 Horseed S.C Versus Mogadishu United
02/03/17 Heegan S.C Versus Bariga Dhexe
03/03/17 Waxool FC Versus Gaadiidka
03/03/17 Dekedda Versus Elman FC
06/03/17 Banadir S.C Versus Jeenyo FC
06/03/17 Mogadishu United Versus Heegan S.C
07/03/17 Bariga Dhexe Versus Gaadiidka
07/03/17 Horseed S.C Versus Elman FC
09/03/17 Dekedda Versus Banadir S.C
09/03/17 Waxool FC Versus Jeenyo FC
10/03/17 Heegan S.C Versus Gaadiidka
10/03/17 Mogadishu United Versus Elman FC
13/03/17 Bariga Dhexe Versus Jeenyo FC
13/03/17 Horseed S.C Versus Banadir S.C
14/03/17 Waxool FC Versus Dekedda
20/03/17 Elman FC Versus Heegan S.C
20/03/17 Jeenyo FC Versus Gaadiidka
21/03/17 Banadir S.C Versus Mogadishu United
21/03/17 Dekedda Versus Bariga Dhexe
23/03/17 Waxool FC Versus Horseed S.C
24/03/17 Dekedda Versus Gaadiidka
24/03/17 Banadir S.C Versus Elman FC
27/03/17 Waxool FC Versus Mogadishu United
27/03/17 Horseed S.C Versus Bariga Dhexe
27/03/17 Dekedda Versus Jeenyo FC
27/03/17 Banadir S.C Versus Heegan S.C
30/03/17 Waxool FC Versus Elman FC
30/03/17 Horseed S.C Versus Gaadiidka

Standings

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Dekedda 12 7 1 4 30 9 21 25
2 Elman FC 12 7 1 4 27 7 20 25
3 Banadir S.C 12 7 3 2 23 10 13 23
4 Horseed S.C 12 5 2 5 13 11 2 20
5 Jeenyo FC 11 3 1 7 22 16 6 16
6 Heegan S.C 11 4 3 4 10 9 1 16
7 Gaadiidka 12 3 5 4 26 15 11 13
8 Bariga Dhexe 11 3 6 2 9 27 -18 11
9 Waxool FC 12 1 10 1 9 34 -25 4
10 Mogadishu United 11 1 9 1 8 39 -31 4