Koobka Jeneral Daa'uud


Koobka Jeneral Daa’uud, waxaa uu ka mid yahay tartamada sanadlayaasha ah ee uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta, waxaana loo qabtaa in lagu xusuusto Aabihii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Jeneral Daa’uud Cabdulle Xersi, oo ahaa aas aasihii xooga dalka Soomaaliya.

 

Alle ha u naxariistee Jeneral Daa’uud waxaa uu geeriyooday sanadkii 1965-kii, hase ahaatee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu soo bilaabay qabashada tartanka Jeneral Daa’uud sanadku markuu ahaa 1972-kii.

 

Tartankan oo ah kan labaad ee ugu shacbiyada badan dalka Soomaaliya marka lagasoo tago horyaalka dalka ayaa waxaa markii hore ka qeyb geli jiray 12 kooxood oo keliya, laakin iminka waa la kordhiyay tiradae ka qeyb galayaasha oo laga dhigaya 16 kooxood, kuwaas oo ka kala yimaada heerarka kala duwan ee A, B iyo C.


Naadiga Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyed ee Horseed ayaa mar kasta ka qeybgala tartankan oo qeyb ahaan Ciidanka Xooga dalku aya taageeraan maalgelintiisa.

Somali Football Federation Media Department

Email:info@somsoccer.com


General Da'ud Cup-2017

Results

Date Team Results Team
15/09/2017 Gaadiidka FC 1 : 3 FC Mogadishu
15/09/2017 Midnimo 0 : 1 Madbacadda FC
18/09/2017 Waxool FC 1 : 1 Sahafi FC
18/09/2017 Elman FC 3 : 1 Batroolka FC
19/09/2017 Dekedda SC 0 : 1 Heegan S.C
20/09/2017 Horseed S.C 2 : 0 Rajo FC
20/09/2017 O.F.C 2 : 3 Jamhuuriya
21/09/2017 FC Mogadishu 1 : 2 Midnimo
21/09/2017 Madbacadda FC 2 : 1 Gaadiidka FC
22/09/2017 Batroolka FC 5 : 3 Waxool FC
22/09/2017 Sahafi FC 0 : 1 Elman FC
25/09/2017 Banadir S.C 0 : 4 Dekedda SC
26/09/2017 Jamhuuriya 1 : 1 Horseed S.C
27/09/2017 Rajo FC 1 : 2 O.F.C
29/09/2017 Madbacadda FC 2 : 1 FC Mogadishu
29/09/2017 Midnimo 2 : 2 Gaadiidka FC
30/09/2017 Elman FC 3 : 2 Waxool FC
30/09/2017 Batroolka FC 1 : 1 Sahafi FC
02/10/2017 Banadir S.C 4 : 2 Heegan S.C
03/10/2017 Rajo FC 0 : 2 Jamhuuriya
03/10/2017 Heegan S.C 1 : 0 O.F.C
05/10/2017 Madbacadda FC 0 : 2 Heegan S.C
05/10/2017 Elman FC 1 : 0 Horseed S.C
08/10/2017 Dekedda SC 1 : 0 Midnimo
09/10/2017 Jamhuuriya 4 : 2 Batroolka FC
12/10/2017 Elman FC 1 : 0 Heegan S.C
13/10/2017 Dekedda SC 3 : 4 Jamhuuriya

Fixtures

Date Team Team
15/09/17 Gaadiidka FC Versus FC Mogadishu
15/09/17 Midnimo Versus Madbacadda FC
18/09/17 Waxool FC Versus Sahafi FC
18/09/17 Elman FC Versus Batroolka FC
19/09/17 Dekedda SC Versus Heegan S.C
20/09/17 Horseed S.C Versus Rajo FC
20/09/17 O.F.C Versus Jamhuuriya
21/09/17 FC Mogadishu Versus Midnimo
21/09/17 Madbacadda FC Versus Gaadiidka FC
22/09/17 Batroolka FC Versus Waxool FC
22/09/17 Sahafi FC Versus Elman FC
25/09/17 Banadir S.C Versus Dekedda SC
26/09/17 Jamhuuriya Versus Horseed S.C
27/09/17 Rajo FC Versus O.F.C
29/09/17 Madbacadda FC Versus FC Mogadishu
29/09/17 Midnimo Versus Gaadiidka FC
30/09/17 Elman FC Versus Waxool FC
30/09/17 Batroolka FC Versus Sahafi FC
02/10/17 Banadir S.C Versus Heegan S.C
03/10/17 Horseed S.C Versus O.F.C
05/10/17 Elman FC Versus Horseed S.C
05/10/17 Madbacadda FC Versus Heegan S.C
08/10/17 Dekedda SC Versus Midnimo
09/10/17 Jamhuuriya Versus Batroolka FC
12/10/17 Elman FC Versus Heegan S.C
13/10/17 Elman FC Versus Jamhuuriya

Standings

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Elman FC 5 5 0 0 9 3 6 15
2 Jamhuuriya 5 4 0 1 14 8 6 13
3 Heegan S.C 5 3 2 0 6 5 1 9
4 Madbacadda FC 4 3 1 0 5 4 1 9
5 Dekedda SC 4 2 2 0 8 5 3 6
6 Horseed S.C 3 1 1 1 3 2 1 4
7 Midnimo 4 1 2 1 4 5 -1 4
8 Batroolka FC 4 1 2 1 9 11 -2 4
9 FC Mogadishu 3 1 2 0 5 5 0 3
10 O.F.C 3 1 2 0 4 5 -1 3
11 Banadir S.C 2 1 1 0 4 6 -2 3
12 Sahafi FC 3 0 1 2 2 3 -1 2
13 Gaadiidka FC 3 0 2 1 4 7 -3 1
14 Waxool FC 3 0 2 1 6 9 -3 1
15 Rajo FC 3 0 3 0 1 6 -5 0