Sahafi FC

Baazi Maxamed Nuur oo u ciyaara SITT ayaa jaale ku qaatay cayaar 25-kii Janaayo dhex martay SITT VS Horseed

0 Visits: 817 | Wednesday January 26, 2011 - 09:54:15
Baazi Maxamed Nuur oo ka tirsan Kooxda SITT ayaa qalad uu galay Jaale ku qaatay 25-kii Janaayo intii ay socotay cayaar kooxdiisu la yeelatay Horseed.

Read More »