Horseed S.C

Ganaaxyo: 24/01/2014

0 Visits: 927 | Friday January 24, 2014 - 02:10:17
Ilaa iyo 5 cayaartoy oo ka mida naadiga Horseed ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar aad loogu lafa murxay oo dhex martay naadiyada Elman FC iyo Horseed 24-kii bishan Janaayo 2014-ka

Read More »

Ganaaxyo: 14/01/2014

0 Visits: 977 | Tuesday January 14, 2014 - 00:12:29
Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horseed FC ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada kala ah Horseed iyo Gaadiidka 14-kii bishan Janaayo sanadka 2014.

Read More »

Ganaaxyo: 07/01/2014

0 Visits: 1586 | Tuesday January 07, 2014 - 00:13:11
Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horseed ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay Horseed iyo Jeenyo United 7-dii Janaayo 2014.

Read More »

Ganaax: Horseed FC 18/11/2013

0 Visits: 963 | Monday November 18, 2013 - 01:09:19
Shan ka mida cayaar-yahanada naadiga Horseed ayaa qaatay ganaax-yo kala duwan intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Horseed iyo Banaadir 18-kii November 2013.

Read More »

Ganaax: Horseed 10 November 2013

0 Visits: 846 | Sunday November 10, 2013 - 01:32:00
Intii ay socotay cayaartii dhex martay Horseed iyo Dekedda oo dhacday 10-kii November 2013, Naadiga Horseed hal cayaaryahan oo keliya ayaa laga siiyay calaamada Jaalaha, sida hoos ku cad.

Read More »

Horseed oo uu hal ciyaaryahan Jaale ka qaatay 25-kii Janaayo

0 Visits: 1031 | Wednesday January 26, 2011 - 09:46:16
Cayaar dhex martay xiddigaha Horseed 'Ex Feynuus' iyo SITT 25-kii Janaayo ayaa waxaa kooxda Horseed jaale ka qaatay cayaaryahanka lagu magacaabo Bashiir Aadan Iimaan.

Read More »