Ganaax: Horseed FC 18/11/2013

Monday November 18, 2013 - 01:09:19
0 Comments
3233
Super Admin
Shan ka mida cayaar-yahanada naadiga Horseed ayaa qaatay ganaax-yo kala duwan intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Horseed iyo Banaadir 18-kii November 2013.


Mid ka mida shanta cayaaryahan ayaa qaatay calaamada gaduudan ee garoonka leysga saaro. 
Hadaba, magacyada cayaartoyda la ganaaxay, numberada funaadaha ay xirtaan, daqiiqdaha ay ganaax-yada qaateen iyo noocyada ganaaxyada intaba waxaa ay kuc ad yihiin shaxda hoose.

Name

Number

Minute

Date

Caution

Abdi Hussein Ahmed

5

81st

18/11/2013

Yellow card

Abas Amin Mohamed

14

88th

18/11/2013

Yellow Card

Abdi Wahid Mohamed Mahad

2

88th

18/11/2013

Yellow Card

Yusuf Mohamed Diriye

24

89th

18/11/2013

Yellow Card

Abdulkader Mohiyaddin Hassan

9

90th

18/11/2013

Red Card

Somali Football Federation Media Department

Email:somalifootballmedia@gmail.com




Leave a comment