Gobalka Banaadir: kaalinta 1-aad ee tartanka 18-aad ee gobalada 2010

Thursday January 13, 2011 - 19:37:35
0 Comments
2897
Shaafici Muxyidiin
Gobalka Banaadir, waxaa uu ka qeyb galay tartankii 18-aad ee nabada iyo horumarinta kubada cagta gobalada Soomaaliya ee ka dhacay Garowe 15-31 December 2010.


Gobalka Banaadir oo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ay ku taalo, waxaa uu nasiibkiisu usaamaxay in uu ku guuleysto koobkii loo dhigay 15 gobal oo tartankaas ka qeyb galay.

 

Tartankan ayay ahayd markii ugu horeysay ee la qabto muddo 22 sanadood ah, waxaana ujeedka uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu ka lahaa ay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dagaaladu kala irdheeyeen laguna abuuro is dhex gal iyo nabad.

 

Gobalka Banaadir waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay  macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.

 

Macalimiinta

 

1-Cabdullaahi Siyaad Maxamed

2-Maxamed Xaaji Cabdulle Abuukar

 

Ciyaartoyda

 

Cabdiraxmaan Maxamed Catoosh

Maxamed Xasan Barakaat

Cabdullaahi Ciise maxamuud

Axmed Cusmaan Cabdulle

Cabdi Shariif Abuukar

Ilyaas Cabdulqaadir Barre

Cabdul Qaadir Jaamac Maxamed

Kamaal Cali Maxamed

Cusmaan Sh Axmed

Maxamed Cabdi Nuur Maxamed

Beder Ismaaciil Xasan

Deeq Bucul Digis

Aweys Axmed Maxamed

Xasan Cabdul Qaadir Maxamed

Axmed Cabdul Qaadir Dayib

Cali Maxamed Awow

Cabdi Aadan Kulmiye

 

 

Somali Football Media Department

+25250 930226 Telephione office

+2521 600601 Fax

+252699 969815 Mobile

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment